Wararkii ugu danbeeyey xaalada Muqdisho caawa iyo dadka ku dhintay dagaalada oo tiro beel ku dhow.
Waxaa caawa xasiloon magaalada Muqdisho oo shalay ilaa iyo maanta u marti noqotay dagaal iyo duqeeyn cuslus oo u dhaxeeysay ciidamada Midoowka Afrika oo u hiilinya ciidamada dowlada iyo xoogaga mucaaradka ah.
War deg deg ah : Xarakada Al Shabaab Xad oo galabta Seddex Dhalinyaro ah gacamaha iyo lugaha uga jaray magaalada Jowhar.
Maamulka Al Shabaab ee magaalada Jowhar ayaa galabta waxa ay xad gacan gooyn iyo lug gooyn ah ku fuliyeen 3 ruux oo dhalinyaro ah oo lagu eedeyey falal burcadnimo ah.
Dowladda KMG oo sheegtay in goobo badan ka qabsatay Kooxaha Mucaaradka
Dowladda KMG ayaa guulo ballaaran ka sheegatay dagaalada maalintii labaad ka socda waqooyiga Muqdisho ka socda, kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan Taangiyada Ciidamada AMISOM oo jiida dagaalka galay.
Shabaabka oo guulo ka sheegtay dagaalada ka socda Muqdisho
Afhayeenka Xarakada Alshabaab Cali Dheere ayaa guulo ka sheegtay dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho, isagoo ku faanay in Taangi ka mid ah kuwa AMISOM ay ku gubeen dagaalada Waqooyiga MUqdisho ka socda.
Dagaalka Woqooyiga Muqdisho oo sii xogeeysatay iyo jugta madafiic oo Muqdisho sameeysay.
Wararka ka soo baxay dagaalka culus oo saaka dib uga qarxay woqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalka u dhaxeeya ciidmada dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom iyo kooxaha Mucaaradka uu sii lixaadsaday iyadoona degmooyinka woqooyi ee magaalada Muqdisho madaafiica lagu garaacayo.
Barakicii ugu xooganaa oo ka bilowday xaafadaha waqooyiga Muqdisho
Barakac xoogan ayaa saaka ka soconaya degmooyin ka tirsan gobolka banaadir, gaar ahaan degmooyin shalay uu saameeyay dagaalo lagu hoobtay oo dad badan ku le'deen.
Madaxweyne Shariif oo khudbad xasaasi u jeediyay Jaaliyada Soomaalida ku nool Magaalada London
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xalay khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan magaalada London ayaa waxaa uu kaga hadlay xaalada dalka uu marayo.
Dagaalo iyo duqeymo kuwii ugu xooganaa oo saaka dib uga bilowday W/Muqdisho
Dagaalo ayaa saaka mar kale dib uga qarxay qeybaha waqooyiga Muqdisho, iyadoo dagaaladan saaka ay yihiin kuwo waji cusub oo ay si toos uga qeyb galeen Ciidamada Amisom, kadib markii dagaalkii shalay ay galeen dib uga soo laabteen.
War Deg deg ah: AMSIOM oo weerar ku qaatay Al shabaab iyo dagaal cuslus oo socda.
Dagaal cuslus oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada KMG ah iyo AMISOM iyo kooxaha Mucaaradka ayaa goordhow waxa uu ka qarxay qaar ka mid ah degmooyinka Woqooyi ee Magaalada Muqdisho.
Half of Somalia food aid diverted: UN report
Up to half of the food aid intended for needy Somalis is routinely diverted, according to a United Nations report, an extract of which was obtained by AFP Wednesday.
Three killed in fierce Mogadishu gunbattles
Heavy fighting broke out between Somali government forces and Islamist insurgents in Mogadishu early Wednesday, killing at least three civilians, officials and medical sources said.
| Latest Active Forum Threads |
|