Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9592
Banadir-city.com7206
Banadir24.com6130
Bclub19.com7453
Dayniile.com7626
Hamarey.com9897
Jowhar.com6997
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10749
Somali Music9529
Somali411.com7543
Somalifans.net6722
Somvid.com6642
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 25

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Aabe Masri ah oo inantiisa u hibeeyay wariyihii kabaha ku weeraray Bush
Nin u dhashay dalka Masar ayaa u hibeeyay gabadhiisa oo 20-jir ah, weriyihii reer Ciraaq ee kabahiisa ku-weeraray madaxweynaha dalka Mareykanka Mr-Bush.

Aabahan oo lagu magacaabo Sa'ad Gumaa ayaa sheegay ka-hor inta uusan gaarin go'aankan inuu la tashtay gabadhiisa isla-markaana ay ka aqbashay codsiga aabaheed ee ahaa inay marwo u noqoto,weriyihii geesiga ahaa ee kabeeyay mr-Bush,xiiligii uu booqashada ku-joogay dalka Ciraaq.

Ninkan oo degan magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar ayaa xusay inuu khadka teleefoonka kula-xiriiray qoyska weriyaha,kadibna ku-war-geliyay inuu gabadhiisa u hibeeyay,wuxuuna sheegay in si xush-mad-leh looga gudoomay gabadha,inkastoo weriyihii loo hibeeyay gabadhan Reer Masar uu xabsi dhex-jiifo.

Gacantaada ku kabee Bush
RIIX HALKAN



Gabadhan nafteeda loo hibeeyay weriyahan oo lagu magacaabo Amaal Saad Gumaa ayaa sheegtay inay ku farax-san-tahay go,aanka aabaheed,waxayna balan-qaaday inay Ciraaq u guuri doonto,waaba hadii ay tiri uu geesigan kabahiisa ku-wareeray Madaxweyne Bush uu ogolaado guurkeeda.

Xuquuqda sawirka: Alcarabiya

Xuseen Yaasiin Godo-Godo
TiiboTalyaani@live.com


Redwan on January 06 2009 14:41:51 · 0 Comments · 1862 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
106 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
341 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12505 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
689 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
465 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
381 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2130 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1894 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1115 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1312 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1090 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1473 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
924 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats