Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9596
Banadir-city.com7209
Banadir24.com6136
Bclub19.com7455
Dayniile.com7627
Hamarey.com9903
Jowhar.com7000
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10752
Somali Music9533
Somali411.com7545
Somalifans.net6724
Somvid.com6644
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 13

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Nin Muddo 3 bilood Xoolo nool ku cuni jiray dalka Yemen oo la qabtay.
Masuuliyiinta dalkaasi Yemen ayaa todobaadkani gacanta kusoo dhigay nin muddo 3 bilood sidi waraabaha oo kale duurka ugu jiray isla markaana ka xadi jiray xoolaha iyagoo noolna kadib cuni jiray.

Masuulka amniga ee deegaanka Tiban oo taabacsan Gobolka Luxaj ee koofurta Yemen ayaa u sheegay wargeyska Ayaam ee kasoo baxa dalkaasi in ninka ay soo qabteen ay ka danbeysay qabashadiisa baadi goob ay u galeen ciidamada amaanka kadib markii dacwado ay soo gaareen.

Waxa uu ku waramay in markii ciidamada amaanka ay gacanta kusoo dhigeen eedeymaha ay markiiba weydiiyeen waxa ku qasbay arrinka uu ku dhaqaaqay ee ah in uu xoolaha iyaga nool cuno marka uu xado kadib,waxaana ninkaasi uu sheegay in uu heli waayay wax uu ku noolaado isla markaana uu maciin biday xoolahaasi.

Isagoo ka sheekeynayay sida uu Xoolaha u cunayay mudadii 3-da bilood ee uu duurka ku jiray ayuu sheegay in marka hore uu cunaha kaga dhigi jiray sida waraabayaasha isla markaana uu qaniiniyo kaga qaban jiray meelaha jilcan ee dhuunta isagoona dhuuqaya dhiigga illaa ay ka naf baxdo.

Waxaa uu markaasi kadib sameyn jiray in uu maqaarka gacmihiisa kaga bixiyo isla markaana hilibka oo ceyriin ah uu halkaasi ku cuno,sidaasi darteed ayuu isaguna ninkaasi yeeshay qaab bahal oo haddii la arko laga dareemayo sida ay sheegayaan masuuliyinta Yemen.

Dhacdadani yaabka leh oo ay warbaahinta Yemen tabineysay todobaadkani ayaa ka dhacday meel lama dagaan u dhaw oo lagu magacaabo Cathira,waxaana la sheegaa halkaasi in ay dagaan dad badow ah oo inta badan aad kaga fog nolosha magaalooyinka iyo dhaqanka dadka ilbaxa ah.

Markacadey.net

Fadla hadaad website-kaaga gelineysid kuqor Markacadey.net,
Joojiya xaditaanka


Redwan on January 06 2009 14:50:42 · 0 Comments · 1955 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
110 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
342 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12512 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
695 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
466 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
383 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2130 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1898 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1116 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1314 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1093 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1477 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1111 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
927 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats