Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9561
Banadir-city.com7191
Banadir24.com6107
Bclub19.com7436
Dayniile.com7586
Hamarey.com9880
Jowhar.com6976
Laasqoray.org1450
Markacadey.net10722
Somali Music9503
Somali411.com7528
Somalifans.net6710
Somvid.com6634
Webld.net4626
Users Online
Guests Online: 19

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Nolosha dhalinyarada.. Fadlan ha guursan mid ka mid ah gabdhahani.
Saaxiibada sharafta leh, waxaa halkan jira dhowr arrimood oo lagaaga baahan yahay inaad kala garatid.. ha guursan mid ka mid ah gabdhaha ama haweenka aan hoos ku sheegi doono, waxaana ay kala yihiin:

Haweenta iska dhigta sida ragga oo kale.

Waa haweeney ku kibiratay dumar ahaanshaheeda iyo soo jiidashadeeda, haween waxaa ugu qurux badan midda dhedignimadeeda ku faanta,kana muuqdo jil jileec iyo dabacsanaan, taas ayaa ah waxa ragga soo jiita ee ka dhiga in uu jeclaado xaaskiisa.

Laakiin hadii uu dareemo inuu la noolyahay haweeney leh tilmaamaha ragga oo kale, sidee ayuu ula macaamili doonaa haweentaa oo kale oo aan waxba ha garaneen dhedig ahaanshaheeda ilaa iyo magaceeda mooyee, waxaa bahdila haweenka waa midda qeylada badan ee leh codka foorida u eg iyo midda timaheeda maqas-ka ku jarta ee gaabisa iskuna ekeysiisa ragga.

Haweenta madax faluuqa qabta ( madax adeeg).

Waa haweeney had iyo jeer iskudayda inay ninkeeda ku qanciso fikrado khaldan oo ay aaminsan tahay , talooyinka uu soo jeediyana dheg jalaq uma siiso oo danaheeda ayey ka sii raacataa , waxayna isku daydaa in codsi waliba oo uu soo bandhigo inay gebi ahaan ay baabi’iso ama ay dib u dhigto , waxayna sheegataa xanuun iyo caajis joogto ah oo anshax ay ka dhigatay inay ku marmar siyooto, waxaa adag qoftaasi in la qanciyo , waayo dadka oo idil ayey amaantaa marka laga reebo ninkeeda , waana arrin laga wada dheregsan yahay.

Haweenta xanaaqa badan ( torobo neerfo)

Haweentu xanaaqeedu uu dhow yahay , waxay la timaadaa waxyaabo xun oo dhib u keeni nolosha ninka qaba, waayo hadii buuq yar uu jiro cirka ayey ku shareertaa si deriska iyo dadka wadada maraya ay u wada maqlaan, waxay dharbaaxdaa wejigeeda oo ay jeex jeexdaa dharkeeda, waxayna sheegtaa in nin xun nasiibkooda uu noqday.
Ninka guursadaha ah ee haweenta noocan oo kala ah ku soo aada waxaa u wanaagsan inuu noqdo qof dulqaad badan oo isku dayi kara inuu xoogaa dabciyo dabeecadaha qalafsan ee ay leedahay xaaskiisa.

Haweenta ay ku yartahay aqoon-ta diinta islaamka.

Waa haweeney aan wax muhiimad ah siineyn arrimaha diinta islaamka, waxayna muujisaa quruxdeeda, waxay isku jajabisaa hadalka, umana aaba yeesho oo sidii ay doonto ayey isaga qososhaa, hadii loo wacdiyo waxay tiraahdaa “waan aqaanaa” waayo iimaanka qalbiga ayuu ku jiraa, waxayna ninkeeda ku sheegtaa inuu yahay beenlow.



W/diyaariyay : Ali Abdi Ali “Suheifa”
asuheifa@hotmail.com
Mogadishu-Somalia
FG. Qormadan waxay u gaartahay Markacadey ee ku xushmeey shabakada oo haku dhaqaaqin xatooyo.


Redwan on January 06 2009 14:54:16 · 0 Comments · 2511 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
49 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
305 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12462 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
648 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
449 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
355 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
334 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2103 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1870 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1082 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1284 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1052 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1450 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1058 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
904 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats