Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9601
Banadir-city.com7217
Banadir24.com6143
Bclub19.com7457
Dayniile.com7641
Hamarey.com9916
Jowhar.com7006
Laasqoray.org1461
Markacadey.net10757
Somali Music9542
Somali411.com7550
Somalifans.net6727
Somvid.com6647
Webld.net4631
Users Online
Guests Online: 19

Members Online: 1
Safiir

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Gabadha Randy Terry oo British ah oo ku waalan galmood aan xad laheyn.
Gabadha reer Britain ee lagu magacaabo Randy Terry oo 25 jir ah ayaa ku fashilantay inay qaboojiso xiisada uu ka hayo dhanka jaceylka xad dhaafka ah ee ay u qabto galmoodka , inkastoo ay cusbitaal u gashay sidii arrinkaasi ay isaga daweyn laheyn.

Gabadhan ayaa waxa ay gogol galmood ah la sameysay in ku dhow kun nin , iyadoo sheegtay inay tahay qof u dhiban arrinkan sida uu qoray wargeyska News of the World ee ka soo baxa dalka Britain oo todobaadle ah .

Terry oo ka shaqeysa xarun qaabilsan xiriirada dabadhilifyada ayaa sheegtay inay u baahan tahay sidii ay u sameyn laheyd galmood marar badan , waxaana ay qiratay inaaney suuragal aheyn inay iska qabato sida ay ugu marqaanto galmoodka, mararka qaarkood-na waxay u gaarsataa “ rag gogosha la wadaaga” iyadoo ka baadi goobata internet-ka , iyadoo aan u kala aaba-yeeleyn dalalka ay ku kala abtirsadaan dadka ay internet-ka ka barato.

Randy oo ka soo jeeda deegaanka Denham, ayaa waxaa ay tiri mar ay la hadleysay wargeyska “ arrintani waa mid murug sii gelinaya mushkilada i heysata, waxaana aad u jeclahay oo aan ka helaa in la ii galmoodo, waayo aniga iima kala soocna tilmaamaha dadka aan la kulmo”.

Randy ayaa markii ugu horeysay jaceyl ku dhacay iyadoo jirta 17 sano , waxayna ku weyday bikro-ahaanshaheedii , taasi ayaa ka dhigtay inay nolosheedii u roganto galmood jaceyka, tan iyo waqtigaasi waxay gogol dhaaf la sameysay in ku dhow kun nin , mana heysato wax diiwaan ah oo dadkaasi ay ku qoran yihiin .

Waxay tiri Randy “ dadka intooda badan waan is fahamnaa , waayo waxaan ahay qof soo jiidasho leh oo dabi hugan, waayo sigaar ma cabi, mana isticmaalo waxyaabaha ka sameysan alkolada ,iyo maandooriyaasha , inkastoo sidaa ay jirto waxaan la jiiftay ku dhawaad kun nin” .

Randy ayaa sheegtay in la siiyay dawooyin lagu hurdasiinayay xubnaha dareemaha ku abuuran jirkeeda si loo qaboojiyo hamuunta galmood ee inta badan uu qabto, laakiin taasi aaney waxba ka qaban arrinta ay u dhiban tahay .

W/tarjumay : Ali Abdi Ali “Suheifa”
asuheifa@hotmail.com
Mogadishu-Somalia


Redwan on February 10 2009 16:07:57 · 0 Comments · 3352 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
125 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
354 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12525 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
711 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
471 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
394 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
351 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2141 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1906 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1127 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1321 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1485 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1129 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
935 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats