Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9596
Banadir-city.com7209
Banadir24.com6136
Bclub19.com7455
Dayniile.com7627
Hamarey.com9903
Jowhar.com7000
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10752
Somali Music9533
Somali411.com7545
Somalifans.net6724
Somvid.com6644
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 17

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Gabar u gar gaareysey Ruux Jaceyl la iil darnaa oo Jaceylkeeda ku weysay
Gabar lagu magacaabo Ayaan ayaa waxay jacaylkeeda ku weysay u gar gaarid Ruux kale oo la ildarnaa jacayl uu muddo qarsanaayey.


Sida uu ku soo waramayo wariyaheena Magaalada Muqdisho Ayaan ayaa waxaa u yimid wiil lagu magacaabo Asad kasoo u dansheegtay una sheegay in gabar lagu Magacaabo Sahro Geele uu si aad ah u jecel yahay, Ayaana ka codsaday inay wax kala qabato jacaylkiisa sida uu ku hanan lahaa.


Ayaan oo ahayd qof Caaqilad ah kuna roon dhinaca Jacaylka ayaa waxay bilowday in ay Samafal jacayl u fidiso iyadoo wiilka u sheegtay in gurigeeda uu ugu yimaado gabar uu jecel yahay ee Sahro Geelana ay u ballaminayso, laakiin Muqtaar Iidle oo ahaa wiil ay Ayaan aad u jecleyd ayaa kulanka iyo shaxda hoose ee u gar gaarida Jacaylka Ayaan ay waday u arkay mid ay xiriir ku leeyihiin labadaasi ruux.

Ayaan oo qabaar Moog ah ayaa Saaxiibkeed Muqtaar Iidle kala kulantay ereyo aan munaasab ahayn waxa uuna u sheegay in jacaylkeeda uu ka tanaasulay isagoo intaas u raaciyey inay xiriir la yeelatay Asad sidaana ku weysay jacaylkeeda iyadoo ku guda jirta u gar gaarid ruux kale oo la il daran jacayl, sidaasna ku beylihisay jacaylkeeda.

Dhalinyaro degen xaafado ayaa la sheegay in ay arrinta soo dhex galeen kuwaas oo wax ka ogaa Samafalka Jacayl ay fidinaysay Ayaan laakiin Muqtaar ayaa la sheegay in uu ka dhaga adeygay arrintaasi.


Redwan on February 10 2009 16:11:03 · 0 Comments · 3185 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
110 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
342 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12512 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
695 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
466 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
383 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2131 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1898 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1116 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1315 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1093 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1477 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1111 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
927 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats