Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9592
Banadir-city.com7206
Banadir24.com6130
Bclub19.com7453
Dayniile.com7626
Hamarey.com9897
Jowhar.com6997
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10749
Somali Music9529
Somali411.com7543
Somalifans.net6722
Somvid.com6642
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 28

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Maxaad ka taqaanaa Waxyaabaha haweenku ka careysiiya?.
Daraasad la sameeyay dhowaantan ayaa waxa ay sheegtay in waxyaabaha haweenka ka careysiiya ee ragga ay ku dhaqaaqaan ay ka mid tahay:



1)luminta dareenka jaceyl
ninka ayaa waxa uu ku soo daahayaa daawashada tartamada kubadda cagta ah , iyadoo inta badan uu ka soo dib dhaco inuu la casho qaato xaaskiisa, waxaana gurigiisa uu kula dhaqmayaa sidii hotel jiif loo yimaado oo qura , laguna qaabilo saaxiibada iyo qaraabada.

2) ka meer meerida fulinta balamada.
haweenka ayaa inta badan ku cataaba in nimanku ay ku been badan yihiin dhanka balanta oo aaney fulineen marnaba , inkastoo ay yar yihiin kuwa fuliya wacadka ay qaadaan , waxaana haweenku ay jecel yihiin in la xasuusiyo maalmo ku qurux badan nolosheeda sida habeenkii ugu horeysay ee aqal-galka iyo kulamo kale oo taariikh leh.

3) codka foorida iyo quurada .
Haweenku waxa ay neceb yihiin codka nooca foorida leh ee laga naxo ama codka quurada oo habeenkii kolkii la seexdo deriska xitaa ay quurada ninkeeda ku soo toosaan , taasoo ay u aragto wax dhib u keenaya nolosheeda .

4) diidmo laga muujiyo wada socoshada xilliyada muhiim-ka.
Qaar ka mid ah haweenka ayaa waxay ka helaan in nimankooda ay u raacaan mararka qaarkood meelaha lagu dalxiiso, maqaayadaha laga cunteeyo, goobaha shoobin-ka laga iibsado, xafladaha iyo meelo kale , waxayna mudada isla socoshada ah ay kordhineysaa kalsoonida ay ninkeeda ku qabto oo ah in haween kale aanu damci Karin oo qof waliba uu ogaanayo inuu ninku yahay xaasle .

5) furiin lama filaan ah .
Haweenku waxay si aad ah uga caroodaan oo ay uga naxaan furiin deg deg oo lagu dhawaaqo, iyadoo aan ka filaneynin ninkeeda oo uu la hortago ama uu u marsiiyo dhambaal qoraal ah

6) Maseyr ( la haasaawida dumar kale)
Haweeneyda waxa ay aad uga carootaa oo miyir dabool ku dhawaataa kolka ay aragto ninkeeda ama saaxiibkeeda oo la taagan gabar kale oo qurux iyo heybad jiidasho leh ama ay ku aragto keydkiisa sawirada sawiro isaga iyo gabdho ay iskula jiraan ama mobeylkiisa gacanta ay ka hesho qoraalo iyo fariimo jaceyl oo hablo ay u soo direen ama kuwa habka Email-ka loo soo marsiiyay .

W/diyaariyay : Ali Abdi Ali “Suheifa”
asuheifa@hotmail.com
Mogadishu-Somalia


Redwan on February 10 2009 16:12:35 · 2 Comments · 2984 Reads · Print
Comments
#1 | zahra mohamed haashi on October 23 2009 14:29:52
i wont to know about love
#2 | shushu on October 23 2009 14:32:28
waxaan doonayaa inaan wax ka ogaado guurka
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
106 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
341 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12505 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
689 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
465 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
381 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2130 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1894 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1115 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1312 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1090 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1473 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
924 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats