Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9596
Banadir-city.com7209
Banadir24.com6136
Bclub19.com7455
Dayniile.com7627
Hamarey.com9903
Jowhar.com7000
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10752
Somali Music9533
Somali411.com7545
Somalifans.net6724
Somvid.com6644
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 19

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Maxaad ka taqaanaa Waxyaabaha ragga ka careysiiya?
Waxaa la shaaciyay Aragtiyo la uruuriyay in hab dhaqanka dumarka ee ragga ka careysiiya oo sababa caradooda ay badan yihiin, waxaana ka mid ah :-

1)Ragga 71% waxa ay neceb yihiin in haweenku ay la wareegaan mas’uuliyada wax kala hagida iyo tusida waddooyinka , dhismayaasha iyo goobaha la xiiseeyo marka ay ku wada socdaan oo ay wada saaran yihiin gaari yar oo ay dalxiisayaan goobaha ay ka helaan oo ay jecel yihiin.

2) Raggu waxay ka caroodaan inay haweentu tiraahdo “ ma heysti dhar aan ku labisto oo aan xirto oo qurux badan , xilli khasnadeeda armaajada si aad ah u buux dhaafiyeen dhar noocyo kala duwan leh, waxaana ragga intooda badan gaar ahaan 39% aaney garan Karin halka ay ku qarsoon tahay mushkiladan.

3) nimanku ma jecla 63% in haweenku ay la soo banbaxaan su’aalo aan wax micno ah ku dhisneen sida “Aboowe ma ogsoon tahay in miizaanka culeyskeeygu uu kordhay maalmahaan” iyo wixii kale oo la mid ah .

4) nimanku ma jecla 57% in xilliga Suuqa ay wax ka wada iibsanayaan isaga iyo xaaskiisa , ama isaga iyo saaxiibadiisa in saacado ama waqti badan ay ku qaadato arrinkaasi .

5) nimanka ayaa waxa ay ka caroodaan 41% cabashooyinka rakhiiska ah ee haweenka sida inay muran iyo buuq ka kiciyaan xilliyada ninkeeda iskaalshaha uu iska siibo uu ku tuuro dhulka , taasoo dumarka qaar xaalad abuur ay ugu dhigaan ninka si buuq iyo jahawareer ay u geliyaan.

Ragga ayaa intooda badan isweydiiya waxa dumarka ay ugu qaataan , kuna xafidsadaan boorsooyinka yar yar ee gacanta ,wax walibana oo ay jecel yihiin dhex geshta sida lacagta ,faraantiga,dahabka, catarka , sawir xasuus leh iyo waxyaabo kale oo la mid ah , marka laga reebo furaha guriga oo mararka qaar ay gacanta ku qaataan , ama meel ka mid ah guriga ay ku qarsadaan ama ay dhinac ka saaraan gaariga ay ku socdaalaan.

W/diyaariyay : Ali Abdi Ali “Suheifa”
asuheifa@hotmail.com
Mogadishu-Somalia
Fadlan Xaditaan jooji


Redwan on February 10 2009 16:21:06 · 1 Comment · 3250 Reads · Print
Comments
#1 | zt on March 09 2010 00:24:01
its design is replica watches really magnificent. The rolex watches case of this watch breitling watches is made out of 18 K gold. cartier watches The case is sized 36mm. patek philippe The bezel is encrusted with diamonds while omega watches the pearl dial is also decorated
omega with 10 diamonds. The watch breitling is available with a cartier leather strap.As well ladies like Oyster audemars piguet Perpetual Lady-Datejust montblanc watches Pearlmaster - a luxury automatic panerai watches watch whose case bvlgari watches is made out of white armani watches gold. Pearl dial replica watches is encrusted with diamonds, tag heuer the bezel is decorated rolex watches with blue.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
110 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
342 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12512 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
695 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
466 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
383 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2131 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1898 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1116 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1315 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1093 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1477 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1111 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
927 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats