Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9592
Banadir-city.com7206
Banadir24.com6130
Bclub19.com7453
Dayniile.com7626
Hamarey.com9897
Jowhar.com6997
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10749
Somali Music9529
Somali411.com7543
Somalifans.net6722
Somvid.com6642
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 16

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Aqoonyahano ka soo jeeda ismaamulka soomaaliland ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho
Waraka naga soo gaaray magaalada Hargeeysas ee xarunta goblka waqooyi galbeed ee ismaamulka somaaliland ayaa lagu soo warmayaa in aqoonyahanada ka soo goblkaasi ay ku baaqeen in la joojiyo dagaalada ka holcaaya magaalada Muqdisho.

Sidoow kae waxaa ay ku baaqeen in loo baahan yahay in wax waliba wadahadal lagu dhameeyo ciddii ka hortimaadda ay shacabka soomaaliyeed meel kastoow ay joogaan ay ku midoobaan maadaama beey yiraahdeen waxaa dhibaatada ku dhaceeyso ay yihiin shacabka soomaaida oo qaarkood ay ku dacdareeysan yihiin qaaradaha adduunka kuwana ay weli ku jiraan xero qaxooti oo ay aqoonsi helinh sida soomaalida ku dhaqan dalka koonfur afrika..

Baaqan ka soo yeeray aqoonyahanada soomaaliland ayaa ku soo beegmay xilli dad ka barakacay magaalada Muqdisho ay dhibaato xoogani ku hayso xudduudda u dhaxeeysa Kenya iyo soomaaliya gaar xadka dhoobloow qaarkoodna ay dib ugu soo laabteen goblka jubada hoose ee magaalada kismaayo.

Guud ahaan dadka soomaalida ayaa iyana ku dhibaateeysan xeryaha qaxootiga yamen qaarkoodna sabatay in badaha lagu shubo oo aanan la ogeeyn raq iyo ruuxba, iyadoo dadha soomaalida ay u muuqdaan kuwa ku sugan cidna u maqna ceelna uma qodna.


Redwan on June 26 2009 20:21:41 · 0 Comments · 473 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
106 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
341 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12505 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
689 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
465 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
381 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2130 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1894 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1115 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1312 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1090 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1473 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
924 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats