Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9585
Banadir-city.com7200
Banadir24.com6120
Bclub19.com7447
Dayniile.com7603
Hamarey.com9886
Jowhar.com6983
Laasqoray.org1455
Markacadey.net10737
Somali Music9515
Somali411.com7537
Somalifans.net6717
Somvid.com6639
Webld.net4629
Users Online
Guests Online: 12

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Madaxweyne Shariif oo eedeyn kulul u jeediyay Xasan Daahir Aweys
Madaxweynaha dowladda Somalia Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay maanta aqalka madaxtooyada ee Villa-Somalia ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha ururka isbaheysiga Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys in haatan dagaal uu dulaal uga yahay Eritrea uu ka wado Somalia.

Madaxweyne Shariif ayaa ku dhaliilay Sheekh Xasan Daahir Aweys inaanu u madax banaaneyn dagaalka uu xilligaan ka wado Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaanu carabka ku dhuftay in dagaalkaasi ay ku wehliyaan saraakiil ajaaniba oo isugu jira Al-Qaacida iyo kuwo kale oo ka soo jeeda wadankaasi Eritrea.

"Yacni xaqiiq waxaa ah in jidadka Muqdisho qaarkood lagu arkayo dagaal yahano Al-Qaacidda ah kuwaas oo hogaaminaya dagaalka socda, waan ka xumahay in dagaalku sii socda wax faa’iido ahna uguma jiraan Somalia, Al-Qaaciddana waxay wadataa dano iyada u gooniya, Sheekh Xasan saaxiibkeygii hore sidaas raali isagamaanu ahayn wuxuu ku socdaa shar aan laga soo laaban karin" ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Sidoo kale madaxweynaha Somalia ayaa wariyaasha u sheegay in la soo kordhinayo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM kuwaas oo la gaarsiinayo 8000 oo askari sidii horeyba uu qorshuhu u ahaa.

Hadalka madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa soo baxaya xilli maanta oo Axadda qaybo ka mida caasimadda Somalia ee Muqdisho ay madaafiic duqeyn ahaa hareeyeen kuwaasi oo waxyeelo ay ka soo gaartay dad u badnaa rayid ay madaafiicdu ugu tageen guryahooda.

Dagaalada ka sii socda magaalada Muqdisho ayey ku barakaceen in ka badan 160,000 oo qoys sida ay dhawaantani sheegeen hay’adaha samafalka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa.


Redwan on June 28 2009 13:24:25 · 0 Comments · 365 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
73 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
327 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12485 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
674 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
452 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
369 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
342 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2119 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1886 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1094 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1293 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1078 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1465 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1085 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
912 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats