Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9601
Banadir-city.com7217
Banadir24.com6143
Bclub19.com7457
Dayniile.com7642
Hamarey.com9916
Jowhar.com7006
Laasqoray.org1461
Markacadey.net10757
Somali Music9542
Somali411.com7550
Somalifans.net6727
Somvid.com6647
Webld.net4631
Users Online
Guests Online: 22

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Wasiir ka tirsan xukuumada Somalia oo ka warbixiyey sababta keentay in Maraykanku uu hub iyo saanad mikateri ugu deeqo
C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah wasiirka iskaashiga caalamiga ah iyo qorsheynta xukuumadda Somaliya waxa uu sheegay in uu la kulmay saraakiil ka tirsan wasaaradaha arimaha dibadda iyo horumarinta xukuumadda dalka Britan iyo jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada London oo uu haatan socdaal ku joogo.

Wuxuu sidoo kale sheegay wasiirka in ay isla soo hadal qaadeen xaaladaha murugsan ee hadda ka jira Soomaaliya intaasina wuxuu ku daray in dhamaan dadka uu la kulmay ay si weyn u taageereen dowladda Soomaaliya isla markaana uu ka helay balan qaadyo ku aadan wax ka qabashada xaaladdaha ka cakiran wadanka Soomaaliya.

C/raxmaan Cabdi Shakuur oo mar wax laga weydiiiyay waxa uu kala socdo hubka ah saanad malateri ee Mareykanku u soo diray dowladda KMG Soomaaliya iyo waxyaabaha uu hubkasi ka kooban yahay ayaa asigoon beenin arintaas wax uu ku jawaabay in ay wax ka jiraan arintaas.

C/raxmaan Cabdi Shakuur wuxuu sheegay in hadafka dowladda Soomaaliya uu yahay dib u heshiisiin iyo in wada hadalo loogu yeero dhamaanba qeybaha Soomaaliyeed ee ay ka go’do talada dalka waxaase mar la weydiiyay haddii hadafka dowladda sidaasi yahay sababta ay u dalbaneyso taageero milateri oo caalami ah loo kala saarin ciidamada safka hore iyo weliba kuwa dambe ayuu sheegay in arintaasi ay timid ka dib markii mucaaradku ay diideen sida uu yiri dedaaladii nabadeed ee la waday dagaalna kala soo horjeesteen dowlada.


Redwan on June 28 2009 13:26:38 · 0 Comments · 382 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
125 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
354 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12525 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
711 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
471 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
394 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
351 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2141 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1906 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1127 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1321 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1485 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1129 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
935 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats