Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9601
Banadir-city.com7217
Banadir24.com6143
Bclub19.com7457
Dayniile.com7642
Hamarey.com9916
Jowhar.com7006
Laasqoray.org1461
Markacadey.net10757
Somali Music9542
Somali411.com7550
Somalifans.net6727
Somvid.com6647
Webld.net4631
Users Online
Guests Online: 26

Members Online: 1
Safiir

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Dagaal Qaraar oo u dhexeeya Maxkamadaha Islaamka iyo Xarrakada Al-shabaab haatan ka socda Deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Sh/dhexe
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in haatan uu dagaal qaraar ka socdo Deegaanka Ceel Baraf , iyadoo dagaalkaasi uu u dhexeeyo Xarakada Al-shabaab iyo Maxkamadaha Islaamka ee taageersan dowladda KMG ahy ee Soomaaliya.

Dagaalka ayaa la isku adeegsanaayaa hubka noocyadiisa kala duwan, sida ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugan deegaanka lagu dagaalamayo, iyadoo dagaalku uu weli ka socda deegaankaas ayaa waxaa la sheegayaa in dadka rayidka ah ay la soo deristay cabsi aad u xooggan.

Wararku waxa ay sheegayaan in 6-qof oo dhinacyadii dagaalamayay ay ku dhaawacmeen dagaalka saakay bilowday, balse la filan karo in khasaaruhu intaas ka badan yahay, maadaama uu weli dagaalku si toos ah uga socdo deegaankaas, sidoo kale waxaa dagaalkaasi ku naf waayay ilaa 3-ruux oo kale oo iyagu ah dhinacyadii dagaalamayay.

Dad ku sugan Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in la soo weeraray deegaanka oo ay maalmo ka hor la wareegeen xarrakada Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo dagaalku ahaa mid aad u xoog badan.


Redwan on June 28 2009 13:27:22 · 0 Comments · 356 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
125 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
354 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12525 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
711 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
471 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
394 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
351 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2141 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1906 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1127 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1321 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1485 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1129 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
935 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats