Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9596
Banadir-city.com7209
Banadir24.com6136
Bclub19.com7455
Dayniile.com7627
Hamarey.com9903
Jowhar.com7000
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10752
Somali Music9533
Somali411.com7545
Somalifans.net6724
Somvid.com6644
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 20

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhow u ambabaxay dalka Libiya
Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qaaday diyaarad qaas ah oo u kireyneyd isaga iyo wafdi uu hogaaminayo.

Madaxweynaha ayaa ku sii jeeda wadanka Libiya si uu uga qeyb galayo Kulanka ay Madaxweynayaasha Afrika uga furmayo 1-da Bisha July ee soo socota., iyadoo shirkaasi ay iusugu nimaan doonaan Madaxda Dalalka afrikaanka ah, loogana hadlo arrimo dhowr ah.

Wafdigaani uu Madaweynaha hogaaminaya ayaa ka mid ah Wasiiro iyo mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka, iyadoo ay kala qeyb geli doona kulankaas,waxaana halkaasi uga sii horeeyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibada Oomaar.

Shirkaan ay yeelanayaan Madaxda Afrika ayaa waxaa ka mid ah ahandaha looga hadlaayo arrinta Soomaaliya, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu halkaasi ka soo jeedin doono khudbad aad u dheer oo uu uga hadlaayo xaaladda Dalka Soomaaliya iyo waxyaabaha hortaagan Xukuumadiisa.


Redwan on June 30 2009 14:35:02 · 0 Comments · 419 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
110 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
342 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12512 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
695 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
466 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
383 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2131 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1898 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1116 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1315 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1093 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1477 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1111 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
927 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats