Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9592
Banadir-city.com7206
Banadir24.com6130
Bclub19.com7453
Dayniile.com7626
Hamarey.com9897
Jowhar.com6997
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10749
Somali Music9529
Somali411.com7543
Somalifans.net6722
Somvid.com6642
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 27

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Wadayaasha gaadiidka ka shaqeeya inta udhaxeeysa Jowhar iyo gobollada dhexe ayaa ka cabanaya amaankaro
Wadada wareega iyo wadooyinka hareer mara magaalada Jowhar kadib markii kooxo burcad ah ay siyaabo kala duwan ugu dileen mudo todobo maalmood gudahood ah dad safar ahaa.

Darwaladaan ayaa ka codsaday maamulka Islaamiga ah ee magaalada Jowhar in ay wax ka qabtaan kooxahan burcada ah oo baabuurta rasaas ku istaajiya ka hor inta aysan dhicin,waxaa kale oo ay codsadeen in kooxahan burcada ah lasoo saaro maxkamad.

Ugu yaraan hal ruux ayaa geeriyooday 2 kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray habeenkii Isniinyta kadib markii kooxo burcad ah oo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari rakaab ah oo marayey wadada wareega ah ee marta duleedka galbeed ee magaalada Jowhar.

Qofka dhintay ayaa ahaa wiil dhalinyaro ahaa kaas oo ka mid ahaa rakaabkii saaraa gaariga halka labada ruux ee dhaawacantay mid ka mid ah ay dumar aheyd,iyadoona baabuurka oo ahaa kuwa rakaabka ah ay baarteen kooxdii burcada aheyd sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka saaraa baabuurka oo aan la kulanay.

Gaarigaan ayaa ka yimid magaalada Muqdisho isaga oo kusii jeeday gobollada dhexe ee dalka Somalia sida uu inoo sheegay darawalkii baabuurka oo aan ka wareesanay dhacdadaasi,isaga oo intaasi raaciyey in kooxda burcacda ah ee gaariga baaratay ay rasaas ku staajiyeen baabuurka ka hor inta aysan furan dhamaan dadki saaraa gaariga.

Goobta falka uu ka dhacay oo ah wadada wareega oo ah wado jid carri ah oo isku xirto magaalada Jowhar iyo gobollada dhexe iyo magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Islaamiga ah ee magaalada Jowhar oo halkaasi ka sameeyey howlgallo inkastoo aanan wali laga helin faahfaahin ku aadan howlgalkaasi ay ku ugaarsanayaan kooxaha burcada ah.

Baryahan ayaa waxaa soo badanayey falalka burcadnimada ee baabuurta safarka ah loogu geeysanayo duleedyada magaalada Jowhar,dhamaadki asbuucii hore ayey aheyd marki kooxo burcad ah ay wadada ugaleen gaari hoomey ah oo ay la socdeen dad kasoo barakacay magaalada Muqdusho kaasoo burcadu ay ku dileen hal ruux halka ay ku dhaawaceen qof kale.

Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Jowhar ayaa wada dadaal aan yareyn oo dhinaca amaanka ah iyadoona ciidamada ammaanka ay sameeyaan howlgallo amni sugid ah.


Redwan on June 30 2009 14:38:26 · 0 Comments · 414 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
106 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
341 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12505 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
689 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
465 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
381 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2130 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1894 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1115 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1312 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1090 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1473 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
924 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats