Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9561
Banadir-city.com7191
Banadir24.com6107
Bclub19.com7436
Dayniile.com7586
Hamarey.com9880
Jowhar.com6976
Laasqoray.org1450
Markacadey.net10722
Somali Music9503
Somali411.com7528
Somalifans.net6710
Somvid.com6634
Webld.net4626
Users Online
Guests Online: 22

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa soo gaarey meel 40km dhanka Waqooyi Hamarey
Galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne . Ciidamadan ayaa la sheegey in ay ku hubeysan yihiin Gaadiidka dagaal oo tiro badan,ciidamadan ayaa la xaqiijiyey in ay degaanka dhigteen Degaanka Baardhuyac ee gobolkaasi Hiiraan.

Imaanshaha ciidamadan waxaa walaac iyo barakac ka muujiyey dadkii ku dhaqnaa degaaka Baardhuyac kuwaasi oo sheegey in ay ciidamada itooobiya dhibaato soo gaarsiin karaan. Ciidamadan ayaa isla saakaba baaritano ka bilaabey halkasi iyagoo baaraya gaadiidka u soo kicitimaya magaalada Beledweyne.

Degaankan ay soo degeen ayaa ah degaan cusub oo anay horey u soo degi jirin ciidamada wadankaasi itoobiya, Ciidamadan ayaa la sheegey in ay aad ugu hubeysan yihiin gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano tiknikadda. Ma jiraan cidka tirsan Dawlada soomaliya iyo kooxa mucaaradka oo ka hadley imaanshaha ciidamadasi.
Ugu dambeyntii mahan markii ugu horeysey ay ciidamo wadankaasi itoobiya ka socdaa yimadaan qaybo ka tirsan Gobola hiraan.

Ciidamado kale oo itoobiyaan ah ayaa fariisimo ku leh qaybo badan oo ka tirsan gobolka hiiraan halkaasi oo ay ka wadan hawlgalo ay ka fulinayan goobohaasi


Redwan on July 01 2009 17:51:00 · 0 Comments · 449 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
49 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
305 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12462 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
648 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
449 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
355 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
334 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2103 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1870 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1082 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1284 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1052 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1450 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1058 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
904 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats