Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9561
Banadir-city.com7191
Banadir24.com6107
Bclub19.com7436
Dayniile.com7586
Hamarey.com9880
Jowhar.com6976
Laasqoray.org1450
Markacadey.net10722
Somali Music9503
Somali411.com7528
Somalifans.net6710
Somvid.com6634
Webld.net4626
Users Online
Guests Online: 20

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Xaaladda goobihii ay shalay dagaaladu ka dhaceen ee woqooyiga Muqdisho oo saaka degan iyadoo qasaaraha ka dhashay uu sii kordhaya
Waxaa saaka xaalad deggenaansho oo aan sidaasi u buurneyn laga dareemayaa goobihii ay shalay gelinkii dambe ilaa xalay ay dagaallada culusi ku dhex mareen ciidama dawladda federalka iyo xooggga ka soo horjeeda ee degmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid iyo Shibis ee magalada Muqdisho iyadoo halkaasi weli laga maqlayo rasaas teel-teel ah oo ay labada dhinac isku ridayaan.

Inkastoo aanay jirin saaka wax iska hor imaad ah toos ah oo dhacaya haddana waxaa suurto gal ah mar walba inuu dagaal culus qarxo maadaama ay dhinacyadii halkaasi ku dagaalamay weli isku hor fadhiyaan, isla markaana ay labada dhinaca soo gaarayaan ciidamo gurmad ah.

Dagaallada shalay gelinkii dambe ilaa xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ayaa waxay saameyn xooggan ku yeesheen xaadafo maalmihii ug ugu dambeeyay laga dareemayay deggenaansho isla markaana ay qoysaska halkaasi ka barakacay qaarkood ay quudaraynayeen inay dib ugu laabtaan, waxaaan taa bedelkeed saaka barakacaya qoysaskii fara ku tiriska ahaa ee xaafadahaasi ku haray, ka dob markii ay quus ka muujiyeen xaalada goobahaasi.

Dhinaca kale waxaa isa soo taraya qasaaraha ka dhashay dagaalkii iyo duqeyntii shalay gelinkii dambe ilaa xalay ka dhacday degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid, waxaana la xaqiijiyay inay dagaalladaasi ku dhinteen in ka badan 15 ruux, halka ku dhowaad 50 kalena ay ku dhaawacmeen kuwaasoo dhamaantood ahaa dad rayid ah, lamina oga ilaa qasaaraha soo kala gaaray dhinacyada dagaalamayey.


Redwan on July 02 2009 08:19:47 · 0 Comments · 435 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
49 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
305 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12462 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
648 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
449 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
355 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
334 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2103 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1870 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1082 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1284 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1052 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1450 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1058 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
904 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats