Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9592
Banadir-city.com7206
Banadir24.com6130
Bclub19.com7453
Dayniile.com7626
Hamarey.com9896
Jowhar.com6997
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10749
Somali Music9529
Somali411.com7543
Somalifans.net6722
Somvid.com6642
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 27

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Meeydka Taliyahii Bakistaniga ee Kaaraan ka waday dagaaladda oo Villa Somalia la geeyay
araakiil sare oo ka tirsan Shabaakadda Al-Qaeda uuna ka mid yahay Jeneral u dhashay dalka Bakistan oo hogaaminayay dagaaladda ma hiigaanka noqday ee degmadda Kaaraan ayaa meeydkiisa la geeyay Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia.

Saraakiisha Ajnabiga ee Al-Qaeda looga dilay dagaalkii galabta ka dhacay Kaaraan,inta la arkay waa labo Jeneral iyo Korneyl Korneyl u ka dhashay Bakistan iyo Najeeriya.
Ciidamo lixaadleh oo ay kala wateen Jeneral Qaydbiid,Yusuf Indhacadde,Abdi Fitaax Shaaweey ayaa meeydadka sedexda Sarkaal u soo galbiyay Madaxtooyadda Villa Somalia ka gadaal markii lixdan daqiiqo lagu dul bood boodayay.

Dagaalka Kaaraan ka dhacay oo ahaa mid ay soo qaadeen Khawaarijta iyo Saraakiisha Al-Qaeda waxaa sidoo kale meeydkiisa lagu helay taliyahii Guutadda Kambooni ee Xasan Turki,kaas oo lagu magacaabo Abuu Khaalid,berina ka mid noqon doono meeydadka cadeeymaha leh ee dowladda tusineysa Saxaafadda sida uu Waagacusub u sheegay Yusuf Indhacadde.

Gawaarida dagaalka,hub gacmeed fara badan iyo gaari u siday Saadka oo ay dowladda qabsatay ayey sheegeen inay soo bandhigayaan berri.

Warar madaxbanaan ayaa sheegaya inuu dagaalka ku dhaawacmay,dhaawac halisa hogaamiye lagu magacaabo Macalin Xaashi.

Afhayeenka Xisbigga Xasan Dahir oo lagu magacaabo Muusse,horena ugu caan ahaa hanjabaad ayaa markii ugu horeeysay idaacadaha Mogadishu waxay caawa sii daayeen isagoo catoow xoogan burqanaya,wuxuuna ku celcelinayay,waxay nagu dhameeyeen hubkii Mareykanka siiyay,Kaaraan oo dhan way gubeen,maatadii way dhameeyeen qolada ridada.

Degmadda Kaaraan dagaalada qaraar kadib waxaa isugu baxay boqolaal dad rayida,waxayna ku dhawaaqayeen Gaalo waa jabtay.

Dagaalka Kaaraan waa midkii ugu cuslaa ee jab taariikhiya ciidanka dowladda Federalka ugu geeystaan xoogaga huwanta Khawaarijta Al-Qaeda.

Si kastaba ha ahaatee,waxaa muhiima oo si weyn u bedeli doono dareenka,marka la baahiyo muuqaalka meeydadka uu ku jiro Jeneralkii loo caalwaayay ee Bakistaniga Al-Qaeda,gumaadka foosha xuna u geystay shacabka reer Mogadishu.


Redwan on July 02 2009 08:21:30 · 2 Comments · 629 Reads · Print
Comments
#1 | haykal on July 03 2009 11:49:48
waxaan aad ugu farxay maydka bakistaaniga ah ee dalkayga kawada dagaalka qaxinaya maatada laynaya dadkayagii muu kadaagalamo wadankiida guul soo maali u soo hoyatay weeyaan waxba yaana diinta dalkayaga loogu soo fgaban Somalia
#2 | barafleer on July 03 2009 15:33:47
waxaan le yahay waa gul hadii aay taas dhabowdo wana midaan sugayanya in mudaha inay idhahynu arkan ajnabi dagaal ka dhacayao lagu dilo, siiba nini darajo ganaral ah leh waxaasa ku habonayad in lagu qabto nolo , dadak soomaliyeed eeleh alqaacido majoogto wadan keena hala tuso si aya u qancan waxan ka sugaynaa dowlada guulo inas kaweyn al qaacidada wadan ka soo gashay ee ku gabaneysan ilahay ayaa kaqaban doono dadaka soomaliyed ee ee aan kala aqaanin waxa ay tahay wadaniyada iyo diin tayana muqadas kaa qiimaha aya leedahay , iyo kuwa rabo inay dalka gacanta u saraan cawga ee ku baar laxawsanaya dhalin yarada, jihaada ayaa lagalayaa,, iyo janad galayasaan,, oo aay ku doonayaa inaya xukun ku helaan dhiiga shacabaka iyo dadainta dhiiga soomalaiyeed taasi mahan xala iyo diin ee duli larabo in dalaka la geliyo , sida af gaanistaan ,,,, shacabka waxaan leyahay dagaal waa bilow, ka fo gaada magaalada ilahay hayadin karab galo ,, ilahayan xal haydii n keeno dhhawaciini waakad is bitalada lacag layadinkugu daweynayo,,idinkoo waliba awoodina nolo malmeedkiina,, uialahay hadika dul aqado dhibatada,, ina llaha macasabirin,,wasbiruu,,waraabidhuu ,,,, kafogaada janada jeebka lagalasoobaxay,,janada waxa lagu galaadadaal iyo camalkedo olala yimaado,,,,
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
106 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
341 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12505 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
689 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
465 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
381 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2130 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1894 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1115 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1312 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1090 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1473 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1106 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
924 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats