Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9585
Banadir-city.com7200
Banadir24.com6120
Bclub19.com7447
Dayniile.com7603
Hamarey.com9886
Jowhar.com6983
Laasqoray.org1455
Markacadey.net10737
Somali Music9514
Somali411.com7537
Somalifans.net6717
Somvid.com6639
Webld.net4629
Users Online
Guests Online: 17

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






dowlada KMG oo sheegtay in Ajaaniib Dalka ay ku soo qul quleeyso.
Dowlada KMG ah ee uu madaxda ka yahay Madaxweyne Sheekh Sahrif Sh Axmed ayaa maanta sheegtay in ay ogaatay in Kooxda Al Shabaab ay Muqdisho soo geliyeen maalmihi lasoo dhaafay ajaanib kale oo hor leh oo doonaya in ay ka bar bar dagaalamaan islaamiyiinta kasoo horjeeda dowlada.

Taliska milateriga dowladda soomaaliya ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab in maalmihii la soo dhaafay ay dekeda macmalka Ceel-macaan ka soo dajiyeen dagaalyahano ajaaniib ah, kuwaasoo uu sheegay in dagaaladii xalay ka qeyb qaateen.

Afhayeenka Ciidamada Milateriga Aadan Ibraahim Kaalmoy ayaa sheegay in sirdoonka dowladda uu ka war helay macluumaad ku aadan in kooxo ajaaniib ah laga soo dajiyay Dekeda ceel-macaan ee duleedka Muqdisho.

"Macluumaadka aan heleyno waxaa ka mid ah in in ka badan 170-nin oo ajaaniib ah in kooxaha qaran-diidka ka soo dajiyeen dekeda ceel-macaan, waliba xalay ayaa u horeysay dagaalka waa ka qeyb qaateen"ayuu yiri Aadan Kaalmoy.

Aadan Kaalmoy ayaa xusay dalalka ay u dhasheen ajaaniibtaas, waxaana uu tilmaamay in ay u badnaayeen Itoobiyaan ka soo jeeda qowmiyadaha kala duwan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dagaaladii xalay qasaare ku gaaray
dagaalyahanadaas, waxaana uu tibaaxay in howl galka dhowaan ay rajeyneyso dowladda soomaaliya in lagu soo afjari doono sida uu hadalka u dhigay.

Ma ahan markii u horeysay ee dowladda soomaaliya ay sheegto in ay jiraan ajaaniib ka bar bar dagaalama kooxaha mucaaradka, waxaase marar badan ay qirteen kooxahaas inay la joogaan waxa ay u yaqaanaan muhaajiriin



Safiir on February 08 2010 12:47:54 · 0 Comments · 110 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
73 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
327 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12485 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
674 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
452 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
369 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
342 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2119 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1886 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1094 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1293 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1078 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1465 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1085 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
912 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats