Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14703
Banadir-city.com11814
Banadir24.com10868
Bclub19.com12033
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 12

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Dagaalo iyo duqeymo kuwii ugu xooganaa oo saaka dib uga bilowday W/Muqdisho
Dagaalo ayaa saaka mar kale dib uga qarxay qeybaha waqooyiga Muqdisho, iyadoo dagaaladan saaka ay yihiin kuwo waji cusub oo ay si toos uga qeyb galeen Ciidamada Amisom, kadib markii dagaalkii shalay ay galeen dib uga soo laabteen.

Dagaaladan ayaa mar kale dib uga bilowday aagagii shalay la isku fara saaray, waxaana uu ka dambeeyay, markii ciidamada dowladda isaga soo baxeen goobihii shalay Taangiyada Amisom u xoreeyeen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom si rasmi ugu qalab qaateen dagaalka, waxaana la sheegayaa in ay damacsan yihiin in ay fariisimo rasmi ka sameysteen aagaga waqooyi.

Goobaha sida xoogan uga socdaan ayaa waxaa ka mid ah degmooyinka Shibis, C/casiis iyo Kaaraan oo ay marti geliyeen dagaaladii ka dhacayay bilihii la soo dhaafay oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaaradka.

Jugta culus ee madaafiicda qoryaha taangiga iyo BM-ka ayaa gees ka gees laga maqlayaa magaalada oo dhan, iyadoo dadka Muqdisho uu ku jiro dareen aad u kacsan, marka loo eego daruuraha colaadeed ee magaaladu ay dhex hoganeyso.

Ciidamada Amisom oo watay taangiyo oo ay wehliyeen baabuuro agab u sida iyo gawaarida loo yaqaano Katarbeelo ayaa la arkayay iyagoo sii galaya waqooyiga Muqdisho, waxaana tani micnaheeda tahay in ciidamada meelaha ay dagaan ay dhufeyso ka qodan rabaan amaba ay aasi rabaan wadooyinka ay dhulka u qodeen mucaaradka ee dhufeysyada ka dhigteen.

Dagaalka saaka dib u qarxay ayaa u muuqda inuu yahay diyaar garowgii dagaal ay waday dowladda, marka loo eego sida ay Ciidamada Amisom ugu qalab qaateen


Daadir on March 11 2010 06:18:04 · 0 Comments · 169 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
26 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online