Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14701
Banadir-city.com11813
Banadir24.com10868
Bclub19.com12032
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 14

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Dagaalka Woqooyiga Muqdisho oo sii xogeeysatay iyo jugta madafiic oo Muqdisho sameeysay.
Wararka ka soo baxay dagaalka culus oo saaka dib uga qarxay woqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalka u dhaxeeya ciidmada dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom iyo kooxaha Mucaaradka uu sii lixaadsaday iyadoona degmooyinka woqooyi ee magaalada Muqdisho madaafiica lagu garaacayo.

Ciidamada Midoowka AFrika ee Dagalka saaka ka qeyb galay ayaa lagu waramayaa in ay madaafiic ku garaacayaan qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa dagaalada ay ka socdaan iyo kuwa kale.


Dhawaqa Madaafiicda ayaa laga maqlayaa dhamaan qeybaha kala duwan ee magaalada Muqdiho waxaana jira Madaafiic hawow ah oo ku dhaceeysa qeybaha kala duwan ee magaalada Muqdhso ee uu ka mid yahay Suuqa Bakaraha , iyadoona qaar ka mid wodooyinka Magaalada Muqdisho lagu arkayo qoysas naftooda kala soo baxsanaya degmooyin ay ka mid yihiin Karaan,Yaaqshiid, C/Casiis,Boondheere iyo Qeybo ka mid ah degmada Hilwaa ka dib markii ay sameeyen madaafiicda iyo dagaalada haatan socda.

Ciidamada Midoowka Afrika ee dagaalka haatan socda qeyb ka ah ayaa la sheegayaa in ay damacsan yihiin fariisimo cusub in ay ka dameeystaan woqooyiga magaalada Muqdisho ka dib markii shalay iyo saaka labo jeer xoogaga mucaaradka ay soo jabsadeen dhufeysyo ay ku jireen ciidamada Dowlada.


Lama sadaalin karo natiijada dagaalka hasa ahatee waxa hubaal ah in dagaalkan haatan socdaa sababayo qasaaro badan oo kala gaara dhinacyada dagaalamay marka loo fiiro hubka aagaga dagaalka ka dhacaya.

Waxii soo kordha kala soco wararkeena danbe.



Daadir on March 11 2010 06:47:51 · 0 Comments · 268 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
25 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online