Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14703
Banadir-city.com11814
Banadir24.com10868
Bclub19.com12033
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 16

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Dowladda KMG oo sheegtay in goobo badan ka qabsatay Kooxaha Mucaaradka
Dowladda KMG ayaa guulo ballaaran ka sheegatay dagaalada maalintii labaad ka socda waqooyiga Muqdisho ka socda, kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan Taangiyada Ciidamada AMISOM oo jiida dagaalka galay.

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Sheekh Yuusuf Indha Cadde ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay horu mar ka sameeyeen dagaalada, isla markaana la wareegeen goobo ay ku sugnaayeen Mucaaradka.

"Ciidamada Dowladda waxay la wareegeen meelo dhowr ah, sida Kaaraan, Sanca iyo dhamaan meelihii ay joogeen, nimankaasna waxaa gaaray qasaaro fiican"ayuu yiri Indha Cadde oo sheegay in Ciidamada ay wali ku sugan yihiin meelahoodii.

Indha Cadde ayaa ku eedeeyay Xoogaga Mucaaradka in ay dadka qaarna gowracayaan, kuwana ay xabad ku dilayaan, isagoo tilmaamay in haatan bilaabeen in dadka ay gaajo u dilaan.

Ka sokow sheegashada guulaha ee Dowladda KMG waxaa jira qasaaro baaxad leh oo aan indhaha laga qari karin, kaasoo soo gaaray dadka Rayidka ee ku nool guryahooda, kuwaasoo Madaafiicda ay ugu tagtay.

Qasaaraha dagaalada ayaa ah kuwo wali taagan oo aan la qiyaasi karin, waxaana dhaawacyada ka badan yihiin 100-ruux, halka dhimashaduna ay dhaafsiisan tahay sodomeeyo ruux.


Safiir on March 11 2010 12:25:21 · 0 Comments · 225 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
26 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online