Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14701
Banadir-city.com11813
Banadir24.com10868
Bclub19.com12032
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 13

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






War deg deg ah : Xarakada Al Shabaab Xad oo galabta Seddex Dhalinyaro ah gacamaha iyo lugaha uga jaray magaalada Jowhar.
Maamulka Al Shabaab ee magaalada Jowhar ayaa galabta waxa ay xad gacan gooyn iyo lug gooyn ah ku fuliyeen 3 ruux oo dhalinyaro ah oo lagu eedeyey falal burcadnimo ah.

Goobta gacanta iyo lugaha lagu gooyey galabta oo ah garoonka K/cagta ee Xafada Hanti-Wadaag ee magaalada Jowhar aya waxaa goob joog ka ahaa saraakiilsha Al Shabaab magaalada Jowhar, koox Al Shabaab u qaabilsan fulinta xadka oo ka baxday magaalada Muqdisho iyo boqolaal dadweynaha oo daawanayey.

Marka hore dadweynaha ayaa waxaa la hadlay gudoomiyaha Maxkamada xukuna riday , waxa uuna dadka u sheegay in raga ay xad ku fulinayaan ay burcda yihiin islamrarkaana xad lagu oofinayo, waxa uuna ku dhawaaqay xukuna dhalinyarada, waxaana marka hore gacan iyo luga isdhaaf ah laga jaray Maxmed Cali Sh.

Nuur oo ah 28 jir iyo Xasan bashir Cabdi oo isna da,diisa lagu sheegay 30 jir, waxaana labadaasi ruux lagu eedeeyey in ay dhac u geeysteen gaari marayey galbeedka magaalada Jowhar ka dibna deeganada galbeed ciidamada Al Shabaab ay ka soo qabteen.

Ka dib makii labadaasi ruux xadka lagu fuliyey ayaa waxa fagaaraha la soo istaajiyey wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Jowhar kaa oo lagu magacaabo Maxamed Yusuf Ibraahim Goobe ,waxaan laga jaray gacanta midig, waxaana lagu sheegay in uu xaday lacag dhan 6 Milyan oo Shilin Soomali ah.

Waa markii ugu horeessay tan iyo bilowkii sagaashamaadkii xad sidaan oo kalaah laga fuliyey magaalada Jowhar markaasi ee uu jiray mamulka Sheekh Cali dheere, hasa ahaatee arintaani ayaa imaaneeysa xili Macalin C/raxmaan Xasan Xuseen oo ahaa Gudoomiyihii Al Shabaaab ee Gobolka Sh/Dhexe xilka laga qaaday maamulka cusubna loo magacaabay.




Safiir on March 11 2010 14:10:41 · 0 Comments · 319 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
25 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online