Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14701
Banadir-city.com11813
Banadir24.com10868
Bclub19.com12032
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 21

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Wararkii ugu danbeeyey xaalada Muqdisho caawa iyo dadka ku dhintay dagaalada oo tiro beel ku dhow.


Waxaa caawa xasiloon magaalada Muqdisho oo shalay ilaa iyo maanta u marti noqotay dagaal iyo duqeeyn cuslus oo u dhaxeeysay ciidamada Midoowka Afrika oo u hiilinya ciidamada dowlada iyo xoogaga mucaaradka ah.

Marka laga soo tago dagaaladii shalay ayaa dagaalada maanta oo kaliyah waxa ku dhintay ilaa 30 ruux halka dhaawacana uu garaarayo 80 kale oo ah dad rayid ah oo ay ka mid yihiin haween iyo caruur hasa ahaatee waxaa intaasi dheer qasaaraha dhimasho ee gaaray dhinacyada dagaalamay oo aan tira ahaan laga warhaayn.

Warar leeysku soo uruuriyey ayaa ku waramaya in qasaaraha dadka rayid ka ah ka gaaray shalay iyo maanta dagaalada iyo duqeeymaha ay ku dhowdahay in ay tiro beelaaan maadama jawiga magaalada uu qasnaa maalmaha dagaalka tirada dhimashadana ay sii badaneeyso.

Gabi ahaan dadka shacabka ah ee daagaalada noloshooda ay galaafteen ayaa ku dhowan 60 meeyo halka dadka dhaawacana ay ka badan yihiin 150 ruux, hasa ahatee waxaa dadka intaaasi u dheeri ah jahwareer dagaalada ay ka qadeen iyadoona qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho dadka ay uga qaxeen madaafiic awgeed.

sheegashada faanka ah ee dhinacyada iska soo horjeeda marka laga reebo ayaasna jirin guulo la taban karo ee dagaalka dhinacyada ishaya ay ka gaareen , waxaana caawa woqooyiga Muqdisho qolo walba aag uga jirtaa goobteedii hore.


Safiir on March 11 2010 16:17:57 · 0 Comments · 315 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
25 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online