Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14701
Banadir-city.com11813
Banadir24.com10868
Bclub19.com12032
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 14

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Xaalad degenaansho aan caga badan ku taagneyn oo ka jirta goobihii lagu dagaalamay
Xaalada degenaansho aan la isku haleyn karin ayaa ka jirta goobihii shalay lagu dagaalamay, iyadoo saaka laga maqlayo rasaas goos goos ah oo ay is dhaafsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda

Inkastoo dagaalkii gelinkii hore loogala wareegay kooxaha mucaaradka meelihii ay ku sugnaayeen, ayaa hadana guushaas aanay noqon mid ay hantiyaan ciidamada dowladda, deegaanada qaar ay u xoreeyeen ciidamada Amisom oo taangiyo wata.

Wararka ayaa sheegaya in markii Ciidamada Amisom ka baxeen meelihii ay qabteen ay ciidamada dowladda iyagana soo faarujiyeen, taasoo keentay in mucaaradka ay dib isu soo abaabulaan, kuna soo laabtaan meelihii laga saaray.

Kooxaha mucaaradka ayaa ku sugan Hotel Galobal, iyo nawaaxigiisa, inkastoo aanay daarta Hotelka fuulin, waxaana ciidamada dowladda ay wax ka yar 20-tilaab u jiraan halkii ay qadka cagaaran u calaamadeysteen Ciidamada Amisom halka loo yaqaano KM-0 ee ku dhow Baar Fiat.

Ciidamada dowladda ayaa difaac kaga jira Gurigii Habar Qadiijo, iyagoo dhinacyada wadada ka ridaya rasaas ay ku caabinayaan kooxaha mucaaradka oo ku sugan Hotelka Galobal.

Labada dhinac waa dowladda iyo mucaaradka ayaa si iska soo horjeeda guulo uga kala sheegtay dagaalka, waxaana dhinac walba uu ku goodiyay in dagaalka uu sii wadayo.

Dagaaladii labadii maalmood ka dhacayay magaalada Muqdisho oo ahaa ijiid aan ku jiidee ayaa labada dhinacba wax natiijo ah ka kala gaarin, marka laga reebo goobo ay kala qabsadeen oo marba dhinac uu la wareegay.


Daadir on March 12 2010 10:57:53 · 0 Comments · 178 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
25 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online